Dagaal Xooghabe…

ImageDagaal Xooghabeenkii xalay ka dhacay gudaha magaalada Baladweynee Xarunta Gobolka Hiiraan.an ayaa  

Dagaalada oo ahaa kuwa Culus oo Magaalada laga maqlay ayaa xalay gilgilay Fariisimaha Ciidamada Itoobiya ku leeyihiin Magaalada Baladweyne.

 

Ciidamada Mujaahidiinta Al-shabaab ee Jabhada Hiiraan ayaa xalay weerar Xoogan oo Saacad iyo bar

socday ku qaaday Fariisinka Ciidamada Itoobiya Ku leeyihiin Xaafada Howlwadaag ee galbeedka Magaalada Baladweyne.

 

Inta Dagaalka uu socday ayaa la isku adeegsaday hub Culus,waxaana Shabaabul Mujaahidiin u suura gashay  in Dhufesyada qaar ay kasaaraan Ciidamada Itoobiya sida aynu kasoo xiganay Saraakiil katirsan Mujaahidiinta Al-shabaab.

 

Dagaal labaad  oo xalay Saq dhexe qarxay ayaa ruxay xaafada Suuqa Xoolaha ee magaalada Baladweyne, gaar ahaan Saldhig ay Ciidamada Itoobiya halkaas ku leeyihiin.

 

Ciidamada Itoobiya ayaa saaka isku gadaamay halka lagu soo weeraray iyagoo qarinaya raadadka laga ogaan karo Khasaaraha kasoo gaaray dagaalkii xalay lagu qaaday fariisimaha ay kuleeyihiin Galbeedka Magaalada Baladweyne.

Amiirka xarakada alshabaab oo fariin maqal ah soo diray

ImageAmiirka guud ee  xarakada alshabaab sh.Mukhtaar C/raxmaan abuu zubeyr ayaa soo diray fariin maqal ah oo uu arimo badan uga hadlay sheekha ayaa marka hore ka hadlay xaaladaha ugu dambeeyey ee dagaalka ka socda meela badan oo dhulalka islaamka ka mid ah wuxuuna dadka muslimiinta kula dardaarmay in ay sabraan oo ay adkaystaan wuxuuna sheegay in dhibkan mid lamid ah lasoo marsiiyey rasuulkeenamuxamed {scw) iyo asxaabtiisa sidoo kale  anbiyada iyaguna dhib kan oo kale ayey la kulmeen. wuxuuna sheegay in nasriga illaahay uu soo dhawyahay sidaas daraadeed ay ducada iyo quraan akhriska badiyaan. sidoo kale wuxuu udaradaarmay ciidamadamujaahidiintu in ay camalka alle dartiis ay qabtaan , madaxdooda ay adeecaan, walaahooda muslimiinta ah ayu naxariistaan.
 
 

Qarax ismiidaamin ah oo lagula eegtay ciidamada amisom afgooye

Qarax aad uweyn oo ah nooc istishhaadi ah ayaa kadhacay magaalada afgooye oo dhawaantan gaareen ciidamada amisom iyo kuwa dowladda kumeelgaarka ah. qarax ayaa qasaare ugeystay ciidama dowlada kmg kuwa amisom iyo saraakil kale oo caddaan ah. sh.cali dheere oo hadlay qaraxa kadib ayaa sheegay in ay kudileen qaraxaas ugu yaraan 80askari wuxuuna sheegay in ay ku dhaawacmeen qaraxaas in kabadan 60askari oo isugu jira kuwa dowladda iyo ciidamada shisheeye ee Amison……