Dagaal Xooghabe…

ImageDagaal Xooghabeenkii xalay ka dhacay gudaha magaalada Baladweynee Xarunta Gobolka Hiiraan.an ayaa  

Dagaalada oo ahaa kuwa Culus oo Magaalada laga maqlay ayaa xalay gilgilay Fariisimaha Ciidamada Itoobiya ku leeyihiin Magaalada Baladweyne.

 

Ciidamada Mujaahidiinta Al-shabaab ee Jabhada Hiiraan ayaa xalay weerar Xoogan oo Saacad iyo bar

socday ku qaaday Fariisinka Ciidamada Itoobiya Ku leeyihiin Xaafada Howlwadaag ee galbeedka Magaalada Baladweyne.

 

Inta Dagaalka uu socday ayaa la isku adeegsaday hub Culus,waxaana Shabaabul Mujaahidiin u suura gashay  in Dhufesyada qaar ay kasaaraan Ciidamada Itoobiya sida aynu kasoo xiganay Saraakiil katirsan Mujaahidiinta Al-shabaab.

 

Dagaal labaad  oo xalay Saq dhexe qarxay ayaa ruxay xaafada Suuqa Xoolaha ee magaalada Baladweyne, gaar ahaan Saldhig ay Ciidamada Itoobiya halkaas ku leeyihiin.

 

Ciidamada Itoobiya ayaa saaka isku gadaamay halka lagu soo weeraray iyagoo qarinaya raadadka laga ogaan karo Khasaaraha kasoo gaaray dagaalkii xalay lagu qaaday fariisimaha ay kuleeyihiin Galbeedka Magaalada Baladweyne.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s