Madaxweynaha cusub oo qarax ka badbaadey

‏‎Madaxweynaha cusub ee ku guuleystey doorasha madaxtinada prof. Xasan sh.max’ud ayaa qarax weyn lala beegsaday Hotel uu kusugnaa oo ku yaalla agagaarka Adancadde Airport . Madaxweynaha ayaa markii uu qaraxu dhacayey ku sugnaa hoolka shirarka ee Hotel Aljazera . qaraxa ayaa waxaa ku dhintey askar ka tirsan amisom iyo kuwa dowladda . madaxweynaha oo qaraxa kadib hadlay ayaa sheegey in qaraxan uusan hor istaagi doonin howlihiisa shaqo.‎

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s