Kulankan oo ay …

Kulankan oo ay ka qeyb galeen guddoomiyaha KMG ah ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Generaal Muuse Xasan, R/wasaaraha Dalka Dr. C/wali MaxamedCali iyo afhayeenkii hore ee Baarlamaanka mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan, waxaa looga hadlay dhammeystirka marxaladda KMG ah, sida ay wax u socdaan iyo siyaasadda Midowga Yurub ee dalkan Soomaaliya.

“Waxaa na dhex maray wada hadal aad iyo aad u fiican waxaana kala qaadanay warbixin wixii la soo maray iyo meesha la joogo, waxyaabaha yaryar ee haray iyo sida loo dhammeynayo iyo waqtiga soo socda sida la rabo inay Soomaaliya noqoto iyo sida ay tahay in loo garab istaago, waxyaabihii aan ka hadalnayna dhammaantood waa isku afgarannay”, ayuu yiri madaxweyne Shariif oo saxaafadda la hadlay kulanka kaddib.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s