daawo sawirada askar kenya looga dilay jubbooyinka

maalmihii ugu dambeeyey gobolladda jubooyinka ayaa waxaa ka socday dagaal u dhexeeya ciidamada alshabaab iyo kuwa kenyaatiga ah oo ay wehlinayaan kuwo katirsan dowladda kmg ah.

dagaaladda kuwii ugu dambeeyey ayaa ka dhacay magaalada afmadow iyadoo xarakada alshabaab ay la wareegtay degmadaas muddo saacado ah.

xarakada alshabab ayaa magaalada kismaayo kusoo bandhigtay maydadka askar keenyaati iyo soomaali isagu jira.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s