Xaaladda goobihii shalay lagu dagaalamay

Dagaalkii shalay ka dhacay no 60 iyo agagaarka magaalada marka ayaa hadda qaboobay ciidamada dowladda iyo kuwa shisheeye ayaa haddja kusugan meel dhowr kiilo mitir u jirta magaalada marka .
sidoo kale ciidamada xarakada alshabaab ayaa ka baxay magaalada marka.
sh.abuu Muscab oo ah afhayeenka xarakada alshabab oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in dagaalkii shalay ay jabweyn u geysteen cadowga kusoo duulay shareecada islamka wuxuuna sheegay in ay kugubeen dagaalkaas gawaari kuwa dagaalka ayna jirta dhimasho iyo dhaawac soo gaartey ciidamada shisheeye
sidoo kale afhayeenka ayaa xusay in hadda uu bilowday dagaalka iyaga iyo u dhexeeya ciidamada shisheeye wuxuuna yiri”ciidamada shisheeye hadda ayuu bilowday dhiigbaxoodii
shalay waxay ka soo dhaqaaqeen afgooye jidkaas dheerna wax ciidam ah kagama tagin jidkaas dheer waxaa hadda kusugan ciidamada mujaahidin .muddo badan ayaan sugaynay in ay is balaariyaan .hadda ayuu bilowday jabkoodii “.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s