Qabanqaabada doorashada gudoomiyaha baarlamanka uu bilaabatey

Saakay muqdisho waxaa laga dareemayaa qabanqaabada shirka la filayo in lagu doorto gudoomiye baarlamaan.
ciidamada booliska iyo kuwa shisheeye ayaa soo buuxdhaafiyey wadooyinka magaalada muqdisho.
sidoo kale bandow ayaa laga soo rogay magaalada muqdisho waxaana yaraatay isu socodka dadweynaha.
waxaana magaalada kusoo qulqulaya wariyayaal cadaan ah oo doonaya in warar katabiyaan doorashada.
wixii kusoo kordha dib ayaan idiinka soo tabindoonaa insha allaah.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s