Duqeynta kenyaantigu ay ku hayaan kismaayo oo sii xoogeystay

ciidamada kenyaantiga iyo kuwo katirsan ciidamada dowladda ayaa weli duqeyn xagga cirka ah kawada magaalada kismaayo .
dagaalada ayaa ka socda magaalooyin ku dhowdhow magaalada kismayo
diyaaradaha kenyatiguna waxey wadan duqeyn aan loo meeldayin shacabka .
sidoo kale saraakiisha ciidamada xarakada ee kusugan kismaayo ayaa shacabka ugu baaqay in ay ka qeybqaataan dagaalada lagula jiro ciidamada shisheeye ee raba in ay xoog ku qabsadaan magaalada kismayo.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s