Dagaallo kadhacay duleedka magaalada marka

Ciidamada amisom iyo kuwa dowladda kmg ah ayaa saakay weerar kuqaaday magaalada marka .
ciidamada ayaa duqeeyey goobo badan oo katirsan magaalada marka lama oga qasaaraha kadhalatey duqeyntaas.
Dagaalka ayaa in muddo ah socday waxaana la is ku adeegsaday hubka culus iyo kuwa fudud . illaa iyo hadda lama oga cidda sida rasmiga ah gacanta ugu haysa magaalada marka.
sarkaal katirsan ciidamada dowladda ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen magaalada Marka .
laakiin wax war ah kama soo bixin xagga ciidamada xarakada mujahdnta alshabaab.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s