Darsigii 3aad ee axkaamta soonka

Darsigaan waxaan ugu hadlidoonaa arkaanta soonka.
soonku wuxuu leeyahay arkaan hadii lawaayo soonku uusan ansaxmaynin waana:-
Rukniga 1aad : In laniyeysto . waxaana laga niyeystaa qalbiga niyada in lagu dhawaaqo waa bidco macnaha nabigu masamaynin.
Rukniga 2aad :- in la afhaysto laga bilaabo fajarka ilaa ay qoraxdu ka dhacdo.
waxaana laga afhaysanayaa waxwalba sida cuntada ,biyaha , afxumada ,iyo waxwalba oo qofka sooman afurinkara.
walaal lasoco qeybta 4aad ee axkaamta soonka.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s