darsigii 2aad ee axkaamta bisha ramadaan

Walaalayaal darsigan maanta waxaan uga hadli doonaa shuruuda soonku ku waajibo.
shuruudahaas aan sheegidoono qofkii laga helo waxaa kuwaajibaya in uu soomo
shardiga 1aad: qofku in uu yahay muslim qofku hadii uu yahay gaal soon ku kuma waajibayo.
shardiga 2aad:qofku in uu caqli leeyahay waxaa meeshaas kubaxay qofka waalan hadii qofku majnuunyahay soonku waajib kuma aha.
shardiga 3aad : qofku in uu qaangaaryahay oo laga helo calaamadaha lagu qaangaaro waxaa meeshaas kubaxay ilmaha yar soonkuna waajib kuma aha.
shardiga 4aad : qofku in uusan qabin cudurdaar sharci ah {sida in uu jiranyahay. gabadhu in ay xayd qabto }.
walaal ka faaidayso oo lasoco qeybta 3aad.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s