نبشر المسلمين بإقتراب شهر المبارك شهر رمضان

Walaalaha muslimiinta waxaa loogu bishaareynayaa in ay soo dhawaatay bishii barakaysneyd ee ramadaan Nabigu {scw}wuxuu yiri :-
}إذا جاء رمضان فتحت أبواب الجنة وغلقت أبواب النار وصفت الشياطين}.
oo micnihiisu yahay{hadii Ramadaanku yimaado waxaa la furaa albaabada jannada waxaana laxiraa albaabada naarta shayaadiintana waa la xirxiraa}.
sidoo kale allaah quraankiisa ayuu kusheegay bisha ramadaan in ay waajib tahay in la soomo alaah wuxuu yiri :
{ياأيها الذين آمنوا كتب عليكم الصيام كما كتب على الذين من قبلكم لعلكم تتقون}.
oo macnaheedu yahay
{dadka iimaanka laga helayoow waxaa la idinku waajibyeelay soon sidii uu dadkii idinka horeeyeyba uu waajibka ugu ahaa, waxaad mudantihiin in aad liibaantaan}.
marka walaalaha muslimiinta waxaa la ogeysiinayaa in websiteka ALNABA.WORDPRESS.COM ay kala soconkaraan axkaamta soonka oo af soomaali ku tarjuman.
by… suhayb

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s