Gudoomiyihii hore ee suuqa bakaaraha oo dalka malaysia kugeeriyooday

Gudoomiyihii hore ee ganacsatada suuqa bakaaraha Cali max’ud siyad {cali dheere}. ayaa goordhow kugeeriyooday dalka malaysia. cali dheere muddooyinkii udambeeyey xaaladiisa caafimaad ayaa kasiidaraysay. wuxuuna dalka malaysia ujoogay xaalad caafimaad. alle ha u naxariisto cali dheere wuxuu ahaa nin wanaagsan oo diinta iyo kheyrka jecel.
waxaa lagu xusuustaa in uu cambaareyn jiray ciidamada itoobiyaanka iyo kuwa amison oo bartilmaameedsan jiray suuqa bakaaraha.
إنا لله وإنا إليه راجعون
اللهم اغفر له وارحمه وافسح قبره ولا تفتنا بعده يا رب العالمين.
‏ آمين آمين آمين.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s