Fanaanka Aweyska khamiis c/lla oo ka towbadkeenay heesaha

Aweys khamiis c/lla mabuuti oo kamid ahaa faaniinta ugu caansan dalkeena soomaaaliy ayaa katowbad keenay fisqigii uu kudhexjiray.
Aweys ayaa film muuqaal ah soodhigay barta internetka isagoo wata khamiis cimaamad iyo waliba isagoo ay kamuuqato haybadda islamka.
wuxuuna sheegay in uu aad uga murugsanyahay waqtigii uga qasaaray heesaha iyo munkaraadka.
sidoo kale wuxuu ugu baaqay saaxiibadiis in ay ilaahey u soo laabtaan oo ay katowbadkeenaan falka xun ay kujiraan.
aweys ayaa munkarka heesaha kujiray muddo 30sano ah .
ma aha markii ugu horeysay oo fanaan uu katowbadkeena heesaha.
waxaa laxusuustaa fanaanka caanka ah ee {sulfa}.oo isna katowbadkeenay fanaanimada .

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s