Wariye katirsan Tvga Universal oo Fal dil ah kabadbaaday.

Wariye katirsan shaqaalaha tvga {Unersal tv}. oo lagu magacaabo C\qaadir cumar C/lle. oo {kuwaaral } kumagacdheeraa ayaa la sooweeraray mar uu ka soo rawaxay xafiiska tvga .wuxuuna kusugnaa gurigiisa oo kuyaalla degmada wadajir gaar ahaan xaafada korontada.
wariye kuwaaral ayey maleeshiyadu rasaas kufureen. laakiin kuma uusan dhiman . isagoo dhaawac ah ayaa loola cararay isbitaal madiina ee kuyaala degmada wadajir.
lama oga cidda kadambeysay weerarka loogeystay suxufigaas.
Sanadihii ugu dambeeyey waxaa soo badanayey dilalka iyo dhibaatooyinka loogeysanayo wariyayaasha lamana oga cida sidarasmiga ah uga dambeysa dilalka wariyayaasha.
Tani waxey kutisaneysaa amaandarida baahsan ee kajirta magaalada muqdisho.

.{Warar sugan oo saafigareysan.
sinaba ha u seegin ee kala soco.
alnaba.wordpress.com}.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s