Qeybtii 5aad ee taariikhda Amiir khaddaab

khaddaab markale ayuu soo caanbaxay kadib markii

koox uu gudoomiye u ahaa ay fuliyeen weerar kamiin ah oo ay

ku dhinteen boqolaal ka tirsan ciidamada ruushka.

khadaab wuxuu in muddo ah kusugnaa dalka shiishaan.

muslimiinta dalkaasina aad ayey u jeclaadeen illaa ay wiilkii u dhashaba

ay magaciisa u bixiyaan

khaddaab waxbadan ayey gaaladu isku dayeen dilkiisa laakiin illaahay

ma qadarin.
ugu dambeyntii khaddaab ayaa ku shahiiday sanadkii 2006da kadib markii \

diyaarad uu cadogu lahaa ay duqeysay.

ilaahay ha ka aqbalo shahaadadiisa walaalkeen khaddaaab.

 

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s