Qeybtii 4aad ee taariikhda Amiir Khaddaab

kadib markuu amiir khaddaab kasoo laabtay dalka”Tajakistaan”. sanadkii

1995tii wuxuu ku soo laabtay afgaanistaan.

sanadkaas hadana waxaa bilaabmay dagaalkii ”Chechnia”. khaddaab hadana wuxuu go’aan kugaaray in uu u safro dalka shiishaan si uu uga qeybqaato

dagaalada jihaadka ah ee lagula jiray dowladii ruushka.

sanadkii 1995tii khaddaab wuxuu aaday dalka shiishaan isaga oo wata siddeed kamid ah saaxiibadiis.

sanadkii 1996dii Amiir khaddaab wuxuu amiirka noqday Kamiin loo dhigay ciidamada ruushka wuxuuna hogaaminayey 50kamid ah mujaahidiinta.

kamiinkaas oo guuleystay waxaa lagu gubay 50gaari ,waxaana lagu dilay 223askari. waxaana kamid ahaa 26sarkaal iyo 3jeneraal.

sidoo kale isla sanadkaas khaddaab ayaa soo caanbaxay markii ay mujmuuco

uu hogaaminayey ay gubeen diyaarad uu cadowgu lahaa nooceeduna ahaa(AT-3 SAGER).

                     By;suhayb

         Lasoco qeybta 5aaaaaaaaaaaaad

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s