Qarax Xoogan oo xalay kadhacay Degmada balcad

Xalay saqdii dhexe ayaa waxaa laga maqlay degmada balcad ee gobolka shabeellada dhexe qarax aad u weyn .
Qaraxa ayaa ka dhacay saldhigga degmada waxaana markaas kusugnaa ciidamo qayilayey iyo kuwo kale oo waardiyaha kuqornaa,
lama oga qasaaraha kadhashay qaraxa maadaama ay aheyd xilli habeen ah .
Ma aha markii ugu horeysay oo ay qaraxyo noocani ka dhacaan degmada balcad tan iyo markii ay ciidamada dowladda kumeelgaarka ah iyo kuwa shisheeye ay lawareegeen degmada balcad.
sidoo kale waxaa dhaqdhaqaaq ciidan laga dareemayaa deeganada kudhowdhow degmada balcad waxaana wada dhaqdhaqaaqyadan ciidamada xarakada alshabaab.
Gudoomiyaha xarakada alshabaab uqaabilsan gobolka sh/dhexe sh.kabakutukade ayaa sheegay in ay ku gudajiraan sidii ay dib ula wareegi lahaayeen degmada balcad.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s