Doorashooyinka dalka Liibiya oo bilowday

Dalka liibiya muddo kabadan 50sano kama dhicin doorasho xor ah. waxaana maamulka xoog kuhaystay nidaam kaligii talis ah .
doorashooyinka ayaa si rasmi ah u bilowday waxaana isa soo sharaxay 2700 oo musharax .
nin lagu magacaabo ”Daariq” oo kamid ah ganacsatada magaalada ‘tiripoli’. ayaa yiri ”waa markii ugu horeysay oo dalkeena ay doorasho xor ahi ka dhacdo .qof walba oo liibiyaan ah wuxuu jecelyahay in waxwalba ay u dhacaan sida la filay”.
dowladaha reergalbeedka ayaa lacag iyo awood isugu geeyey sidii ay dimoqraadiyadu uga hawlgali laheyd dalka liibiya. waxayna kudadaaleen in aysan liibiya gacanta u galin xarakaatka islaamiga ee kusugan dalkaas.
doorashooyinku inta ay socdaan waxaa laga yaabaa in ay dhacaan weeraro u dhexeeya xarakaatka islaamiga iyo kuwa dimoqraadiyo doonka ah ee hirgekiya danaha reergalbeedka

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s