Madaxweynaha cusub ee Masar Dr.mursii oo sheegay in uu soo deyndoondoo Sh.cumar c/raxman

Madaxweynaha cusub ee dhawaan kuguuleystay doorashada dalka Masar Dr.Max’ed Mursii ayaa sheegay in uu soodeyndoono sh.cumar c/raxman oo dowladda mareykanku xirtay muddo 20sano kahor.
Sh.cumar wuxuu dhashey sanadkii 1938dii wuxuna kudhashay dalka masar. sh.cumar markuu dhashay bilooyin kadib ayuu indha beelay. sh.cumar ayaa cilmiga ka qaatay masaajida iyo waliba jaamacadda AS-HAR Ilaa uu noqday sheekh si weyn looga yaqaana dalka masar. dowladda mareykanka ayaa xirtay sheekhan sanadkii 1993. iyadoo ku eedeysay in uu abaabulay falal argagaxisonimo ah iyo waliba in aad uga soo horjeestay dalka mareykanka. sheekha markii laxiray looma ogolaan in la soo booqdo .halmar kaliya ayey xaaskiisa u ogolaadeen in ay soobooqato sanadkii 1999.
hadalka ka soo yeeray dr.mursii hadii uu ka dhabeeyo wuxuu kuheli karaa taageero badan.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s