Dagaalada dalka siiriya oo xoogeystay

Dagaalada u dhexeeya shacabka xornima doonka ah iyo nidaamka faasidka ah ee kucaanbaxay cabidda dhiiga muslimiinta ayaa sii xoogeystay.
Nidaamka calawiga ah ayaa weli siiwada duqeynata loogeysanayo dadka shacabka ah .
maalinwalba waxaa kudhinta dalkaas labaataneeyo qof oo kamid ah shacabka wadankaas.
waxaana duqeynta ugu badan ay ka dhacdaa magaalada ”ximis”.
sidoo kale kumanaan dad ah ayaa ka qaxay wadankooda iyagoo naftooda ula baxsaday dalalka jaarka la ah dalka siiriya sida Turkiga iyo ciraaq.
Bishaar al-Asad ayaa weli isku siidhejinaya kursiga madaxtinimada .laakiin waxaa layaab leh sababta ay wadamada carabtu uga aamusanyihiin xasuuqa dadka musliminta ah.
iyagoo kugaabsaday cambaareyn afka ah oo kaliya.
by : Axmed Yaqiin

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s