kulankii shariif sh. axmed iyo axmed siilaanyo ku dhexmaray dubai

Madaxweynaha dowlada kumeelgaarka ah shariif sh.axmed iyo madaxweynaha somaliland axmed siilaanyo ayaa ay wadahalo uga socdaan dalka isutagga imaaraatka carabta gaar ahaan magaalada Dubai.
shirkan waxaa sooqabanqaabiyey dawladda Emaratka waxayna labada madaxweyne kawada hadleen arimo dhawr ah
waxayna iskusoo hadal qaadeen in la sii xoojiyo sidii ay laba maamul uga shaqeyn lahaayeen nabada .
sidoo kale waxay kahadleen sidii la isugu furi lahaa Ganacsiga labada maamul oo qofkii ganacsada ah uu ganacsigii aan wax fara galin ah lagu sameyn karin.
shirkan ayaa daba jooga shir fashilmay oo dowlada Ingiriisku ugu qabatay labada maamul magaalada london.
sidoo kale Maxed Faroole oo ah madaxweynaha maamul-goboleedka buntlan ayaa isna ka soo horjeestay shirka Dubai.
wuxuuna sheegay in uu yahay shir ka dhaxeeya labadaas ayna ka hadleen dano labadooda u khaas ah .
wuxuuna hadalka kudaray in shirkan dan aysan ugu jiran shacabka soomaaliyeed.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s