Dagaal culus oo xalay ka dhacay degmada lafoole

Xalay saqdii dhexe oo ay dadku hurdaan ayaa mar qura waxaa isbedel jawiga. kadib markii lamaqlay rasaas, madaafiic iyo hubculculus. dagaalka waxaa sooqaaday ciidamada xarakada alshabaab waxayna kusooqaadeen ciidamada dowladda ee fariisimaha kuleh wadada iskuxirta muqdisho iyo afgooye. Dagaalka oo in muddo ah socday kadib markuu soo gabagaboobay ayaa saraakiil ka tirsan xarakada alshabaab waxay sheegeen in ay dagaalkaas ku dileen sarkaalkii hogaaminey dagaalkii xalay waxaana lagu magacaabaa {Gaashanle dhexe Bashiir sh.max’ed }waxayna sheegeen in hayaan dukumindiyo xaqiijinaya dilka ninkaas.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s