Ciidamada burundi oo booqday fagaaraha calamada

Ciidamada shisheeye ee xooga ku jooga dalkeena soomaaliya kuwooda brundiga ayaa saakay booqday fagaaraha calamada oo ah meeshii lagu soo bandhigay 8bilod kahor maydad kuwa ciidamada burundi oo boqol askari ku dhow. Ciidamada burundi ayaa saaka lagu arkaayey iyagoo kudul wareegaaya fagaaraha calamada waxaana indhahooda soo dhaafay ilmo sida ay noo sheegeen ilo wareedyo halkaas ku sugnaa

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s