Gantaal cusub oo lagu tijaabiyey ceelasha biyaha

Habeenkii xalay ahaa ayaa dadka kusugan ceelasha-biyaha waxay maqleen codka gantaal aad u cuslaa oo aan horay loo maqlin gantaalkan ayaa ahaa mid tijaabo ah oo ay rideen xarakada alshabaab, bilooyin ka hor ayey markii gantaal caynkan oo kale ah ay ciidamada alshabaab ku tijaabiyeen meel u dhow magaalada kismaayo . hubkan ayaa ka mid ah hub casri ah oo dhawaan soo gaaray xarakada shababul-mujahidiin

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s