dagaaladii ugu dambeeyey ee duleedka muqdisho

dagaaladda ka dhacaya duleedka magaalada muqdisho kadib markii ay ciidamada dowlada kumelgaarka ah iyo kuwa ciidamada shisheeye ay soo gaareen magaalada afgooye. xarakada alshabaab ayaa markan isticmaalaya taaktiik cusub iyagoo u baneeyey afgoye ciidamada dowladda . laakiin dagaaladda ayaa ku sii xoogeysana inta u dhaxaysa muqdisho iyo afgooye saacado ka hor ayey ahayd markii uu dagaal ku qabsaday ciidamad dowlada kmg deegaanka lafoole halkaas oo looga gubey gaari kuwa dagaalka ah . sidoo kale ciidamada xarakada shababul-mujahidiin ayaa la wareegay degmooyinka deyniile iyo huriyaa waxaana halkaas ka khudbeeyey saraakiil ka tirsan xarakada alshabaab.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s