cabsi soo wajahday maamulada dowladda kmg ee magaalada muqdisho

Maamulada ka shaqeeya magaalada muqdisho ayaa beryihii ugu dambeeyey waxaa soo foodsaartay cabsi xooggan oo ka qabaan xarakada alshabaab. cabsidda ayaa timid kadib markaa ciidamada shisheeye ay xoogooda u badiyeey dhanka duleedka muqdisho iyagoo uga tagay degmooyinka muqdisho ciidamada aan tabarlahayn oo ka tirsan kuwa dowladda kmg . arrintan ayaa kadambeysay markii shalay ay la wareegeen ciidamada alshabaab laba degmo oo ka mid ah degmooyinka magaalada muqisho

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s