dagaaladdii ka dhacayey dayniile maalmahaan

dagaalo aad u xoogan ayaa saacadihii ugu dambeeyey ka dhacay degmada deyniile ee magaalada muqdisho. Dagaalka ayaa yimid kadib markii ay duullaan soo qaadeen ciidamada shiisheeye iyo kuw dowladda ku meelgaar ah  degmada deyniile dagaalka ayaa saacado badan qaatay iyadoo la isla tagay hawdka degmada deyniile dagaalka intii uu socday ayaa waxaa warbaahinta la hadlay sarkaalka hogaamiya ciidamada dowlada oo lagu magacaabo DHAGABADAN wuxuunna sheegay in ay qabsadeen deyniille,tredisho,siinka dheer,ceelaha, iyo lafoole wuxuun intaas ku daray in ay ku dhaw yihiin afgooye laakiin markii aan sameynay xiriiro badan waxaa xaqiiq noqotay in warkaas uu yahay beentii looga bartay dhagabadan sida dhabta ahna ay tahay in weli dagaalku  uu ka socdo hawdka deyniile aysanna soo gaarin taako ka mid ah daagaanada loo barakacay  …………………………………………

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s