mudaharadyo maanta ka dhacay suuriya

Maanta oo jimco ah salaadii jimcaha ka dib ayaa waxaa ka dhacay dalka siiriya banaanbaxyo magaalooyin badan oo dalkaas ka mid ah. ciidamada bishar al asad ayaa tacshiirad huwiyey dadkii banaanbaxa dhigayey waxaana halkaas ku dhintay sagaal qofood oo rayid ah kuwo kalena way ku dhaawacmeen. sidoo kale qaraxyo ayaa ka dhacay xaafadka mid ah xaafadaha magaalada XALAB oo lagula eegtay ciidamada waxaana ku dhintay sarkaal ka tirsan ciidamad siiriya iyo 5kale on ka tirsan ciidamada….

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s