xarakada alshabab oo soo bandhigay dukumintiga sarkal burundey ah o lagu dilay muqdisho

afhayeenka ciidamada xarakada shababul-mujahidin. sh.c/casiis abuu muscab ayaa shir jaraa’id oo uu u qabtay warbaahinta wuxuu ku soo bandhigay dukumintiyo uu lahaa sarkaal burundes ah oo lagu dilay dagaaladii dhawaan ka dhacay degmada dayniile. ciidamada shisheeye ee muqdisho ku sugan ayaa waxaa looga bartay in ay xaqiiqda daboolaan iyadoo lagu xasuusto dagaalkii kadhacay dayniile dhamaadkii sanadkii tagay iyagoo sheegay in dagaalkaas ay laba askari uga dhimatay. balse wuxuu arinku fashilmay markii xarakada alshabab ay kusoo bandhigeen meydad boqolaal ku dhow oo burundes ah fagaaraha calamada ee degmada lafoole

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s