sh.nuur cali jamac oo ka hadlay dastuurka cusub

sh.nuur cali jamac oo ka mid ah culuma awdinka soomaaliyeed ayaa si kulul u cambareyey dastuurka cusub ee loo soo sameeyey dawlada kmg sheekha oo ka hadlayey mid ka mid ah idaacadaha muqdisho ayaa sheegay . in soomaalidu 20sano ay ku jirtay dhibatoyin mana haboona in dastuur sharciga alle khilafsan loogu daro sheekha sidoo kale wuxuu sheegay in qofkii yiraahda dastuurkan waa mid bannaan waana la ansixinayaa in uu yahay KAAFIR ALLE KU KUFRIYEY wuxuna yiri”WALAALAYAL MA AHAN IN AAN GAALO ISKA DABA RAACNO OO WAXWALBA AY NOO MEERIYAAN “. Sheekha ayaa sheegay in dastuurkan ay ka buuxan waxyaabo badan oo gaalnimo ah sida in qofwalba diintisa uu xor uyahay waxayna kahor imaanaysaa alwalaa walbaraaa

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s