dagaalo kadhacay muqdisho iyo gobolada qaar

xalay iyo shalaygalab ayaa waxaa ay dagaallo ka dhacen magaalada muqdisho sidoo kale qaraxyo waaweyn ayaa gilgilay magaalada. dagaalada iyo qaraxyada ayaa ka noqday magaalada muqdisho kuwo joogta ka ah kuwaas oo lala eeganayo ciidamada shisheeye iyo kuwa dowladda kumeelgaarka ah . dhinaca kale xarakada shababul mujahidin ayaa weerar ku qaaday ciidamada itoobiyaanka ah ee ku sugan wilaayaadka islamiga ah waxaana ka dhashay dhimasho iyo dhaawac soo gaaray ciidamada amxaarada ee ku soo duulay dalkeena soomaaliya

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s