Ciidamada wadanka yemen oo weerarculus ku qaaday magaalada SENJIBAR

Ciidamada dalka yeman ayaa bilooyinkii u dambeeyey waxay dadaalculus ugu jireen siday ku sooceshan lahayeen magalada senjibar oo gacanta ugu jirta mujahidinta ANSARU SHARICA shalay galabtii ayey weerar culus oo saddex jiho ah ku soo qaadan magaalada senjibaar iyo gobolka JACAR waxayna ka so weraren badda cirka iyo dhulka waxana ku dhintay 12qof o rayid ah kadib markii la iska caabiyey ayey bilaabeen duqeyn xagga cirka ah waxana ku dhintay duqeyntas 11qof dowlada dalka yeman ayaa la xarbinaysa kooxda mujahidinta ansaru sharica muddo aad u badan kadib markii ay mujahidintu la wareegen gobolo badan oo kamid ah dalka yeman

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s