xaalada muqdisho(amiirnuur)

Xaalad adag ayay lugaha
lagelaysaa magaalada
Muqdisho ee caasimadda
dalka Soomaaliya oo ay
gacan ku heynteeda isku
hayaan dhinacyo kala
duwan.
5,Augst,2011 ayay
Xarakada shabaabul
Mujaahidiin Iclaamisay in
ay ciidankeeda difaacya ku
horfadhiya cadawga kala
baxday magaalada.
Ciidamada AMISOM ayaa
bilaabay in ay si taxadar
leh isugu fidiyaan
magaalada Muqdisho
iyagoo maanka ku haya in
khatarta mujaahidiinta
Somaaliya ay weli
taagantahay.
Inkabadan 1000 weerar
ayay ciidamada
muslimiinta ka fuliyeen
gudaha magaalada dilalka
lala eegto saraakiisha
DKMG ah ayaan cadad
laheyn,qaraxya lagu fuliyo
AMISOM iyo xulufadeeda
iyana xisaab malahan.
Camaliyaatka istish-
haadiga ah ayaa ah
shanqabo ee shansoo
daay dagaalada tooska ah
weli magaalada way ka
socdaan.
Sidaasi oo ay islaamka iyo
kufriga ugu loolamayaan
hadane waxaa jira loolan
u dhexeeya
Maleeshiyaadka DKMG ah
oo qaab beeleed isku haya
beelo badan oo 20-kii
sano ee lasoo dhaafay
dagaalamayay ayaa isku
baxsanaya.
Dagaal Oogayaashii
Muqdisho ayaa gaadiid
dagaal rakibtay beel
walba waxay isku
aadisatay maleeshiyaad
iyo hub waxayna diyaar u
tahay in ay xaafadaha ay
Muqdisho ka degto ay
difaacato marka Mahiga
uu ku dhawaaqo seeriga
“Shariif Axmed waqtigiisi
waa dhamaaday”.
Riwaayadda Mahiga ee
Odayaasha dhaqanka
iyo Dastuur gaaleedka.
Maalmahan magaalada
Muqdisho waxaa ka
socday guluf ay wadaan
dagaal Oogayaasha
Muqdisho iyo Mahiga
waxaana laysku hayaa
ansixinta dastuur
gaaleedka.
Xildhibaanno iyo wasiirro
ayaa lacago lagu faraqay
si ay xamar u keenaan
Odayaal beeleedyo ka
qeyb qaata Ansixinta
dastuur gaaleedka.
Odayaal ayaa Muqdisho
laysugu geeyay kuwa
badan oo aan caasimadda
jooginna waa laga been
abuurtay arrimahaasi oo
idil waxay muujinayaan in
Mahiga uu maarayn
la’yahay Dastuur
gaaleedka.
Mujaahidiinta Soomaaliya
ayaa odayaasha uga digay
in ay Dastuur gaaleedka
ansixiyaan arrinkaasi
wuxuu keenay in kuwa
badan oo Odayaal ah
amaankooda u baqaan
isagana baxay shirka.
Si kastaba ha ahaatee Reer
Muqdisho waxay leeyihiin
nabad aan Islaamnimo ku
larneyn dhiigga cadawga
oo daata ayaan ka xignaa.
AmiirNuur Media
Muqdisho
Thursday, 10 May 2012 18:05 Abuu Dar Hits: 946

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s