todobo qof oo shacab ah oo lagu dilay dalka suuriya

Maanta ayaa waxay dileen ciidamada amaanka ee dalka suuriya todobo qof o kamid ah shacabka wadankas. shalay ayey aheyd markii banaanbaxyo waaweyn ay ka dhacen gobolo badan oo kamid ah dalka suuriya salaadii jimcaha kadib halkudhigoduna wuxuu ahaa (GARGAAR ALLE XAGIISA KA AHAADAY IYO FURASHN DHAW) ciidamada suuriya ayaa rasaas ku furay banaanbaxayaasha waxaana halkas ku dhintay 20ka mid ah dadkii dibadbaxayey

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s